Ciidamada Maraykanka oo war ka soo saaray duqeyn ka dhacday Sh/hoose

Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa War saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay 2-dii bishan afar qof oo ay ku tilmaameen argagixiso ku dileen meel 74-km waqooyiga galbeed ka xigta magaalada Muqdisho. War-Saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in iyadoo la kaashanayo xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ay ciidanka maraykanku qaadeen weerarkaas oo loo adeegsaday … Continue reading Ciidamada Maraykanka oo war ka soo saaray duqeyn ka dhacday Sh/hoose